የሲቪክ ተሳትፎMadaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, Madaxweyne Kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax, Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Magaalooyinka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha JDFI, Marwo jaaltu saani oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah iyo bahda jiddadka ee Dawlad Deegaannada dalka ayaa caawa lug ku maray wadooyinka waaweyn ee magaalada ee laga wado dib-u-habaynta, iyaga oo sida oo kale kormeeray hotelada ganacsiga ee hareeraha wadooyinka.ሰኔ 19, 20252አስተያየቶች