ConferencesBycodyJune 19, 2025 “BAAGUME 1: MAALINTA ADKAYSIGA QARANKA Waxaa lagu muujinayaa hanka iyo himilada Xisbiga Barwaaqo ee dhidibo-u-aasidda dal adkaysi u leh khataraha dabiiciga ah iyo ku dad-sameega ahba”. Mudane Abdirahman Hassan Madaxa Arrimaha siyaasada iyo kobcinta awooda Xisbiga Barwaaqo laanta D.S.