Skip to content Skip to footer
“Baaqume 5_ waxaa loo asteey Maalinta Mustaqbalka.
Hal kudhiga Maalinkan waa xaqqjinta Hiingisga itoobiya digital ah .
Mustaqbalka waa Xiliga casriga sidaa awgeed shaqooyinka waxaa ay noqonyaan kuwa la jaanqaadi Karo xiliga casriga . Ilaa Iyo hada shaqooyinka qabsoomay waxaa ay muujinaysaa yididiilo wanaagsan.
Shacabka Deegaanka Soomaalida waa mid ku baraarugsan tiknoolijiyada casriga inaga oo ka faaidaysanyna wacyiga Bulshada waxaan xaqiijin doonaa yoolka Taabo galinta Itoobiya digital ah”.
Madaxa Xisbiga Barwaaqo laanta D.D.S 
Eng.Mohamed Shalle .