Waxaa badiba lasoo gaba-gabeeyay tababarkii hogaaminta gobollada iyo maamul magaalooyinka Deegaanka Soomaalida oo socday mudo Afar maalmood ah Halka Goboladda Dawa iyo Liiban wali uu…
Waxaana Bulshada qayb heeda kala duwan xuskan kala qayb galay masuuliyiinta Xisbiga iyo xukuumadda oo uu ugu horeeyo Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Kobcinta Awooda Xisbiga…
Xoogga wadajirka ee taariikhdeenna iyo siyaasaddeennu waa mucjiso!
Biyo-xidheenka weyn ee Itoobiya –– waa mucjiso awooddeena ku dhisnay. Waxaa dhisay muwaadininta sharafta leh ee Itoobiya…
Kulamo iyo xidhiidh sanad ku dhawaad socday kadib waxaa maanta Jigjiga lagu saxeexay heshiis Hay’addaha Children’s Investment Fund Foundation (CIFF) oo kaashanaysa UNDP ay ku…
Tababarkan ayaa loogu talagalay in lagu kobciyo awoodda hoggaamineed ee masuuliyiinta, loona diyaariyo sidii ay ugu shaqayn lahaayeen jihada iyo himilada siyaasadeed ee xisbigu uu…
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, iyo Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska ee JDFI, Marwo Salmawit Kaasa, ayaa si wadajir ah u daah-furay mashruucan oo wax ka…

