Tababarkan ayaa loogu talagalay in lagu kobciyo awoodda hoggaamineed ee masuuliyiinta, loona diyaariyo sidii ay ugu shaqayn lahaayeen jihada iyo himilada siyaasadeed ee xisbigu uu…
Waxaan maanta ka qaybgalay biloowga laba mushruuc oo shacabka Magaaladda Togwachaale si wayn ugu baahnaayeen oo kala ah: Isbitaalka darajada koowaad iyo Dugsi Sare oo…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo ahna Madaxa Xarunta dhexe ee Xisbiga Mudane Aaden Faarax ayaa ayaa gaadhay Magaalada Hawassa ee Magaalo Madaxda…
"Hambalyo dhammaan shacabka waynaha Itoobiya markale kale guusha aan ka gaarnay socdaalkeena dhinaca sugnaanta cuntada iyo isbeddelka horumarneed ee beeraha. Maanta waxaan heshiis wadaag maalgelin…

